Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In La iibiyey Xabsiga Dhexe Ee G.Awdal.
Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Waddani Maxamed Faarax Cabdi Ayaa Ka Hadlay Warar Sheegay In La iibiyey Xabsiga Dhexe Ee Gobolka Awdal, fariina u diray badhasaabka gobolka Awdal.