Daawo: Raiisul wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyada Somalia oo isku Khilaafsan Lacag Hore Loogu Deeqay Degmada Afgooye
Daawo: Raiisul wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyada Somalia oo isku Khilaafsan Lacag Hore Loogu Deeqay Degmada Afgooye,
Lacagtan oo ah 1 Milyan $ Ayuu Degmada Afgeeye ee Daadadku Halakeeyeen ugu Deeqay Raiisul wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre