Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka M/Jeex oo Xukuumada ugu Baaqay inay Waxka Qabato Amniga
Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani oo Xukuumada Ugu Baaqay inay Waxka Qabato Amniga Dalka ,Gaar ahaana Magaalada Hargaysa oo Bilihii udambeeyay at ka jirtay Xaalad Amni Xumo