Daawo:- Garaadada iyo Isimada Beelaha Dhulbahante oo Gaadhay Ceel-afwayn Si ay uga qayb qaataan Nabadaynta Colaadda Ceel-afwayn.

Ceel-afwayn (OWN) Ergadii ka socotay Beelaha Dhulbahante ee ka qayb qaadanayay nabadaynta iyo heshiisiinta Beelaha walaalaha ah ee hore ugu dagaalamay Deegaanka Ceel-afwayn ayaa gaadhay Degmada Ceel-afwayn waxaana Hogaaminayay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA OO DHAN

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker