Daawo; Kooxda Juventus oo Guul Taariikhi ah Gaadhay , Kuna Guulaysatay Koobka Seria A Markii Sagaalaad
Daawo; Kooxda Juventus oo Guul Taariikhi ah Gaadhay , Kuna Guulaysatay Koobka Seria A Markii Sagaalaad. Hadaba Kooxdan oo ay Gaadhay Guuldaro wayni ayaa Hadana Hantiday inay Qaado Markii Sagaalaad Koobka Loo Yaqaano Seria A ee Dalka Talyaaniga