Daawo:Xisbiga Wadani Oo Reer Awdal ka Raali-galiyay Hadalkii Wasiirka Jidadka kasoo Yeedhay.
Daawo: Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Oo Reer Awdal ka Raali-galiyay Hadalkii Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cisnmaan Abokor oo Habeenkii Xalay ahaa Hadalo Qadaf ah ku Ganay Shacabka Reer Awdal