Burco Waxa Ka Soo Jeedda Saddex Madaxwayne Oo Somaliland
(OWN)Xildhibaan Mubaarik Cilmi Yuusuf Bidhi oo ka mid ah xildhibaanadda golaha deegaanka Burco ayaa ka hadlay warar sheegaya in Somaliland marti galin kari wayday koobka kubbadda cagta ee waddamada aan la aqoonsan.