
Somaliland-Gar-Ayay-U-Leeyihiin-Gooni-Isu-TaagaMadaxweynaha-Hir-Shabeelle “Koonfur iyo Woqooyi markii laysku daraayey, si niyad wanaag ah ayey
woqooyi intay dowladnimadiii soo qaadeen inoo keeneen,
Wax dhanba in iyaga lagu wareejiyo ayey ahayd, waxba lagama tixgelin, Maxamed Ibraahin Cigaal oo raganimadiisa kula joogay ayaynu ogayn.Dowladdii markii ay soo burburtana, Salaamu caleykum iyadoon la dhihin,
ayaa laga tashtay oo dowlad la dhistay,wax alla wixii shir la qabanayey oo dibu-heshiisiin lahaa, hal shir oo dartood u baaqday ma jiro,horaa looga socday,
nimankaasi in ay goostaan oo goosashadooda ku adkeystaan kuma Gardara
Back to top button