Xukuumadihii Kulmiye, ee Siilaanyo & Muuse waxay Noqdeen Bakhayl Damac yaqaanaw dawarso, Dawladaha hisheeyaha wax u doono.

Shicibkii, kol abaar, kol Roobab & dabaylo, kol Sixir-barar & Haraad & Biyo la,aan, ayaa Siilaanyo & Muuse Xukuumadaha Kulmiye, ay Wadankii wada
xaraasheen, Deked, Cir, Dhul, & Badba, oo xaqul-qalin & Musuq & Hanti-boob
intey xaalufiyeen, aanay Umadaasi waxay uga qabteen jirin, ee iyagu Acountyo
Debeda soo dhigteen, Daaro & aabuuro qaaliya kuwada iibsadeen, hadana
intaa Qaadhaan soo ururiya, taakulayn sameeya, Shicibkow Kuwa Daadku qaadeen, kuwii abaartu dhacdey & Ciidanka Jiida hore ee dagaalka ku jira
haloo soo ururiyo Raashin & Caawimo.
Horta Ilaahay ayaaba yidhi is caawiya, isu kaalmeeya, Laakiin kuwa Hantidii
Umada ee Cashuurta qaadayey, ee aawimooyinka Aduunka guranayey intey
Baabuur Nooca ugu qaalisan, Guryaha ugu dhaadheer, Acountyo debeda ah
wada dhigtey Doollar, hadana Shicibka la hor taagan iyagiiba goyn kari waayey
Roodhidii, Biyo La,aantu haysto, soo ururiyo Kaalmo & Raashin, miyaanay Ceeb ku ahayn Siilaanyo oo dubai xaqii Umada ku jaqaya, isaga & Reerkiisa &
Xukuumadiisii, oo Biyihii Xumbo-Weyn, Qaadhaankii Abaarta, Lacagtii Airport-
ayada, tii Aduunku bixiyey & Tu walaba, aan cidi xisaabinin, lays weydiin.
Laakiin Ilaahay & aakhiro ayaa laga goyn, xisaabtiina u taala.
Siilaanyo & Wasiiradiisii, axamuud Xaashi, Samsam, Moorgan, Sacad Cali, &
qaar kaloo badan, ayaa hadana Muuse isagoon xisaabinin ay sidii tuug iskala
baxsadeen, hadana Umada hor yimaadaan, oo kuwii Umada dhacay uu ku soo
celiyey, Moorgan & Sacad & Qaarkood.
Bal Hadaba, Siilaanyo Xaqii Umada intuu qaatey ayuu Dubai ku raaxaysanayaa
Muusana Tuugi la cuni jirey ayuu ahaa oo kama daba hadli karo, kolkaasuu
Muuse Kolkuu Kildhi madhan qoorta loo geliyey, uu agaal & Dhiig daata uu la
kawsadey, oo ixir-barar, Biyo la,aan, Duufaano & Roobab ugu darsameen, kolk-
aasu ku andacooda Weriyaha Su,aal weydiiya, adigaa ku weydiiye maxaad sa-
mayn lahayd, wax ila qabo, hayaay Talo qaran, & Cabaad & Qaylo, & Faysal ali
oo af & Cay uun la taagana Mikiroofanka hayso oo af hayeen Muuse u noqo
lagu yidhi.
Sidaas Darteed, Xukuumadii Kulmiye ee Siilaanyo & Muuse waa Dawarsadaya-
al, daasado faklhri sita, hadana, Xaaraan ku taajir, wada Booli qarana cuna, xidha, u hooyda Subxaanalaa.
Siilaanyo abaar, xaraashe, Xaqul-qalin xiitaa Xoolihii ayaa is cuney, Dagaal Ooge
Xabad & RRU, Sixir-barar  & Xabad & Xadhig & Boob & Dawaro uu u bixiyey
Taakulo & Qaadhaan Ururin.
Muusana waabu ka daran yahay oo Duca diid, Dagaal Ooga ah, oo Ceel afweyn
& Tukara & Dhiig daata, Duufaano & daadad & Sixir-barar & Dawaro uu urusa-
dey Daasado Saliida, Caano, Kiilooyo Bariisa, Daqiiqa, oo W/Ku Xigeenka Amniga Max,d Muuse Diiriye & Maayirka Hargeysa ay Xaafadihii Hargeysa ka
urursanayaan, Alla waa Xukuumada Dawaro ku nool, Siilaanyo & Muusaba.
Bakhayl Damac yaqaanay Dawarso, waa Xukuumadihii Kulmiye ee Siilaanyo &
Muuse.
Ramadaan Kariim, In xaqa la sheego weeye, Ilaahsyna haynoo Dembi dhaafo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker