Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa kulan la yeeshay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la yeeshay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka, kulankan ayaa lagaga wada hadlay dardargelinta shaqada muhiim ka ah ee ay Gudoomiyeyaashu Qaranka u hayaan, adkaynta nabadgelyada guud ee Dalka, wada shaqaynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Gudoomiyeyaasha iyo horuumarinta dhinaca waxqabadka Xukuumadda.
Kulankan ayaa ku soo dhamaaday weji qurux badan iyo in si hufan loogu wada shaqeeyo Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker