Korneyl Caarre Oo Ka Hadlay Shirka Jabuuti, shaaciyeyna Inuu Ku Soo Biiray Siyaasadda Dalka

Korneyl Siciid Cawil Caarre oo warbaahinta kula hadlay Ankara ee dalka  Turkiga  ayaa sheegay inuu ku biirayo siyaasada , waxaanu ku baaqay in xukuumada Somaliland dhameystirto wixii ka qabyada heshiiskii ay hore ula galeen .

 

“Waxbadan oo qori lagu doono waxa ka fiican in siyaasad lagu doono , wasiirada nabadeynta ku kooga Sanaag Alle haku asturo , nabada iyo wadajirka bulshada halaga shaqeeyo , Suldaan Siciid oo Aan abti u ahay isna abti ii ah waxaan leeyahay nabada xidha , shirka Jabuutina gudiyada la saaray waxay soo saaraan halasoo dhaweeyo ”
Cornayl Caare .

Halkan hoose ka daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker