Dhegayso: Wadahadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti oo furmay

Madaxtooyada Djibouti ayaa Maanta duhurnimadii ka furmay Shirka  Wadahadal ay leeyihiin Ergooyinka ay kala Hoggaaminayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

 

Shirkan waxaa guddoominaya Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo ay ka qaybgalayaan diblomaasiiyiin caalami ah oo uu ku jiro safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

 

Haddaba, qaabkii uu shirkani ku furmay ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay weriyahayaga Ramadaan Muuse oo ku sugan Madaxtooyada Djibouti.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker