Daawo: Xisbi Xaakimka Kulmiye oo Sheegay Wakhtiga uu Qabsan Doono Shirwaynihiisii 4 aad

Daawo: Xisbi Xaakimka Kulmiye oo Sheegay Wakhtiga uu Qabsan Doono Shirwaynihiisii 4 aad

Sidaasna Waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Qaban qaabada Shirwaynaha 4aad ee Xisbi Xaakimka Kulmiye Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif, Mr Xinif Wuxuu sheegay ina Shirwaynaha Afraad ee Xisbiga Kulmiye Laqaban doono Bisha October ee Sannadka Maalmaha 4, 5 6

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker