Taangiyada Israa’iil oo kaabiga ku haya isbitaal kale

Taangiyada Israaโ€™iil ayaa u ruuqaansaday dhanka isbitaalka Indunuusiyan ee waqooyiga Qasa halkaas oo la sheegay in ku dhawaad toban qof lagu dilay ka dib duqaymaha Israaโ€™iil saaka.

Wax yar ka hor, agaasimaha isbitaalka, Dr Marwan Al-Sultan ayaa BBC-da u sheegay in ciidamada Israa’iil ay u jiraan dhismaha 20 tillaabo.Sidoo kale wararka ayaa sheegayay in rasaas laga maqlayay agagaarka isbitaalka.

Hadalkii u dambeeyay ee ka soo baxay militariga Israaโ€™iil ma muujin in taangiyadoodu ku dhowyihiin isbitaalka Indunuusiyan ee waqooyiga Qasa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker