Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland oo intii ay ku suganaayeen Sucuudiga waayay Cid Masuul ah oo Xukuumada dalkaasi ka tirsan oo ay la kulmaan

Sida aan ku helayno wararka waxay jaaliyadda Sacuudiga ee Somaliland ku guul daraysatay in ay soo heelaan masuul ka tirsan xukuumadda Sacuudiga oo ay isla sawiran madaxwaynaha Somaliland iyo waftigiisa ku sugan dalka Sacuudigu.

Jaaliyadda ayaa dadaal wayn galisay in xubno ka tirsan boqortooyadda Sacuudigu ay kulan la qaataan wafitiga Somaliland, iyadda oo caqabad wayn kala kulmay amar ka soo baxay qasriga boqortooyadda Sacuudiga oo lagu sheegay in wufuuda Islaamka ah ee ku yimid xajka martiqaadka Salmaan, aan sanadkan lala yeelanay kulmo gaar aha ama kuwo siyaasadee sida ay wakaalada Wararka ee Oodwaynemedia Heshay, halkan hoose ka akhri.Jaaliyadda ayaa dhinaca kale isku dayday in ay la xidhiidhaan shirkadaha Sacuudiga ee maal gashiyadda bixiya in ay la kulmaan waftiga, taas oo aan iyadna suurta galin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker