Xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo weli laga soo sheegayo gobolka Tigray

Dagaalka waqooyiga Itoobiya ka bilowday 2020-kii ayaa la sheegay inuu kamid ahaa dagaallada aadka loogu hoobtay balse aad loo qariyay dhibta colaaddaasi ka dhalatay.

Iyadoo uu aad uga saa’id caleeyay dagaalka ka socda waddanka Ukraine, ayey haddana cilmibaarayaashu tirada dhimashada ku qiyaasayaan ku dhawaad nus malyuun qof.

Waxaa la soo tebinayaa inay weli sii socdaan xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha, oo haweenka ku sugan gobolka iyagoo boqollaal ah ayaa lagula kacaa tacaddiyo galmo, xitaa kaddib markii Nofeembartii la soo dhaafay ay dowladda iyo ciidammada Tigray kala saxiixdeen heshiis nabadeed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker