Daawo: Denyarta Borama Oo Cabasho ka Muujiyay Raashin Mucaawino Ah Oo Laga Musuq-maasuqay
Daawo: Denyarta Borama Oo Cabasho ka Muujiyay Raashin Mucaawino Ah Oo Laga Musuq-maasuqay. Dadkan Danyarta ah ayaa Eeda Cabashadooda dusha ka saaray Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdirahmaan Axmed Cali iyo Maayarka Degamada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi