Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Hambalyo Iyo Bogaadin Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Somaliland Iyo Muslimiinta Adduunka

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Hambalyo Iyo Bogaadin Munaasibada CIIDAL FIDRIGA Awgeed U Diray Dhammaan Shacabka Somaliland Iyo Muslimiinta Adduunka

Warsaxaafadeed goordhaweyd laga soo saaray xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ku leeyahay magaaladda Hargeysa ayaa u dhignaa sidan:

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Mudane Dr Abdirahmaan Mohamed Abdulaahi (Cirro) isagoo ku hadlaya magaciisa , Guddida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga Waddani wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL FIDRIGA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah,

wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, isagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.

Image may contain: 1 person, smiling

Aamin Aamin Aamin

ALLAH MAHAD LEH

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker