Wasiir ka tirsan Puntland oo u geeriyooday Cudurka COVID-19

Alle ha u naxariistee, waa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbeddelka Cimilada Puntland Dr. Ismaaciil Diiriye Gama’diid.

Marxuumka oo markii hore kamid ahaa dadkii laga helay xanuunka COVID-19, ayaa la xaqiijiyay in uu ka bogsaday, balse xanuunkaasi dhaawac kaga reebay Habdhiska Neef-mareenka, gaar ahaanna Sambabada, taasi oo keentay in neefsigu ku adkaado.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker