Dhinacyada Ku Diriraya Dalka Libya oo dhamaantood Ogolaaday Shirka ka dhicidoona jarmalka

Jeneraalka Hogaamiya Kooxda isugu Yeedhay Ciidamada Qaranka Libya janaraal Khaliifa Xafter ayaa Aqbalay Dalab uga yimi Raiisul wasaaraha Dalka jarmalka Mss Angela Markel oo Marti galisay Shir laysugu keenayo Dhinacyada ku Diriraya Dalka libya .

 

Shirkaas oo dhicidoona 19 Bishan jenewari. mr Haftar ayaan si rasmi ah uga Hadal arinta Laakiin waxay u Muuqataa inuu Aqbalay .

Balse sidaas Waxaa Xaqiijiyay Jaamacada Carabta iyo Midawga Yurub.

Dawlada Jarmalka ayaa Salaasadii shalay Sheegtay inay Shirkan uga Gol leedahay sidii Xal waara Loogu Helilaaha Dhibaatada ka Aloosan Dalka Libya.

Shirkan waxaa kaloo ka Qaybgalaya Wufuud ka kala socota Wadama Maraykanka , Shiinaha , Ruushka.  United Kingdom, Italy, France, Turkey, Egypt, Algeria, the United Arab Emirates, the Republic of the Congo, Qaramada Midoobay Iyo Midawga Yurub ,   Iyo Ururka Jaamacada Carabta ayaa Xaqiijiyay  inay Labada dhinacba AQBALEEN inay kasoo Qaybgalaan Shirka

 

XIGASHO WAKAALDA WARARKA EE DALKA RUUSHKA EE LOO YAQAANO .TASS

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker