WANAAJI WADANI WAA WANAAGA DALKA.

Waxa hubaal ah in ay Somaliland ku dhamaysato duruufaha siyaasadeed  ta ijtimaaci wadda tashi isku tudhid iyo isku tanaasul.
taas oo aynu ku caano maalay , mahadinay dalkeena iyo dadkeena ku daajinay ku doojinay kaga dayernay dugaaga nacabka
jecel in aad jabtoonad joogsan.
hadaan ila bixiyo tudhaaga wadani.
Wadani waa xisbi qaran  oo wadaninimadu ku dheertahay jecel dadkiisa dawladiisa  iyo dalkiisa
tusaale
marka hore waa xusbi qaran oo ugu da yar marka loo eego UCID IYO KULMIYE.DA DU WA IN AY DAADIHISAA DULQAADNIMO, DOOJI WAAD KA DA WEYENTEHEE.
WADANI waxa da yarida u dheer hugaanka sare oo xambaarsan cilmi iyo caqli iyo siyaasad bisiloo medeni ah, kulmiyey bulsho min bari ilaa galbeed
aan qabin xagjirnimo.sas siyaasadeed iyo keli talisnimo.ku caana Samir badan dullqaad iyo YEELKII BAA DADKAAGA LAGU DHAQAA.
waan ognahay in uu ka tanaasulay DR, AMBAASADOR  CABDIRAXMAN CIRO.
Gudoomiye nimadii  golaha shacbiga si dhib yari ah oon deero deero herdiyin,
doorashadii gudoomiyaha cusub ee shacabka wadani waa kii markay qir gaadhay KULMIYE uga tanaasulay..
doorashadii madaxweynaha  oo aan ognahay siduu xaal u dhacay markii faras magaalaha sawaxanka iyo xabadu heesday
waa kii wadani ku majiirtay tageerayaasihiisii gadooday xereeyey , gar iyo gardaraba ogolaaday  dhawaaqii komishanka.
manta iyo tallo KULMIYE DHULQAADKA BADAN IYO TANAASULKA BADAN ha is odhan waa doqmihiiye  ku day maantana.
  manta iyo goaanka saxa ah waxay taagantahay
kala dooro  todoba shakhsi ama qof oo ku meelgaadha KOMISHAANKA,
iyo masiirka DALKA  oo xambaarsan xusbi qaran oo ay gelbinayaan shacab dhan somalilland boqolkiiba shan iyo afartan
iyo boqolkiiba labaatan manta ku biiraya wadani sida xaal  u socdo maanta.
kulmiye ha ogaado in sida shaxda cadaalaadu u taallo aanu dalku cod ku gelayen gaar ahaan AWDAL , SOOL IYO SANAAG BARI
oo sanaag bari  PUNTLAND  u  gacan gashay .
HADII DISTOORKA LAGU DHAQMAYO
MAXKAMADA SOMALIAND BAA XUKUNTAY IN MAR QUDHA LAGU GALLO DOORASHADA XIDHIBAANADA SHACABKA IYO TA DEGAANKA.TIINA LA GU GAL FAYLKAASI WUU XIDHMAY.
TALLO IYO GEBA GEBO
KULMIYOW, quraan maaha komishankuye  bedel.
Si dhakhso ah ha loo saxo saamiga gobolada.
sidaa iyo guul gobanimo
 SOMALILAND MIDNIMO GUUL IYO GOBANIMO BAY KU NAALOON IYO HALGAL ICTIRAAF.
Way noqon weyday ALLAH kama dhigee
DOONIYEE DHEG WALEE WAAN K WADA JIRNAA.
KARIS XUN IYANA KU LA.
ALLAW SAHAL AMUURAHA ADAA SAATIROO JIRA.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker