WHO Oo Sheegtay In Caalamk Iyo Covid-19 Ayna Si Dhib Yar U Kala Dhamaanayn

Hay’adda Caafimadka Adduunka ee WHO ayaa arbacadi ka digaty cudurka safmarka ee coronavirus ay wakhti dheer qaadaneyso si ay dunida uga lug baxdo iyada oo ay waddama badabn diiwaan geliyeen kiisaska cusub ee maalinlaha ee ugu badnaa.

 

 

Hay’adda WHO waxay sheegtay 24-kii saac ee ugu dambeeyey in dunida laga diiwaan geliyey 106,000 oo kiis oo cusub.

 

 

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimadka Adduunka ee WHO Dr Tewedros Adhanom Gabreyesus ayaa walaac ka muujiyey kiisaska cusub ee soo kordhay iyo waddamada dhaqaalahooda uu dhexdhexaadka yahay ama uu hooseeya sida uu cudurkan safmarka uu u saameyn karo.

Digniinta WHO ayaa ku so beegmeysa xilli ay kiisaska cudurka ee dunida ay ku sii dhaw yihiin 5 malyan.

Khubarada caafimaadkuna waxay ka digeen tirada kiisaska cudurka ee dunida oo haatan lagu sheegay ku dhawaad 5 malyan iney aad ugu badan tahay tirada rasmiga ah dadka uu cudurka haleelay, waddamada caalamka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker