Raiisul Wasaarihii Hore ee Dalka Hindiya Atal Bihari Oo Geeriyooday

Ra’isalwasaarihii hore ee dalka Hindiya Atal Bihari Vajpayee,ayaa ku geeriyooday dalkiisa hindia

Atal Bihari Vajpayee,ayaa xanuunsanayay sagaalkii todobaad ee la soo dhaafay,waxaana dhaqaatiirta ay sheegeen in 24kii saac ee la soo dhaafay ay xaaladdiisa caafimaad sii xumaaneysay,ugu dambeyna u geeriyooday.

Ra’isalwasaaraha Dalka Hindiya ee hadda Narendra Modi,ayaa ku booqday Isbitaalka,halkaas oo uu 15 daqiiqo la joogay Bihari .

Ninkan oo 93 jir ahaa waxaa uu Guddoomiye ka ahaa Xisbiga hadda haya talada Dalka Hindiya ee BJP,waxaana uu horay Ra’isalwasaare uga soo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1996dii ilaa 2004tii oo uu dhowr jeer Ra’isalwasaare noqday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker