Xaflad Aroos Lamaane Soomaali Ah Oo 3 Qof ka Soo Qayb Galeen.
Xaflad Aroos Lamaane Soomaali Ah Oo 3 Qof ka Soo Qayb Galeen iyadoo ay sabab u noqotay inaan dad badan kasoo qayb gelin faafidda cudurka coranavirus, xafladaas oo ka dhacday dalka Australia.