Daawo: Xidhibaan Mubaarig Bidhi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Daryeeshu Mujaahidiintii Dalka usoo Halgamay
Daawo: Xidhibaan Mubaarig Bidhi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Daryeeshu Mujaahidiintii Dalka usoo Halgamay, Xildhibaanka ayaa sheegay inay arkay Mujaahidiin ku dhex dayacan wadanka gudihiisa , Xildhibaan Bidhi ayaa Xukuumada ku Canaantay Daryeel La,aanta Aany daryeelayn Dadkii usoo Dagaalamay wadanka