Safiirka Somaliland ee Sweden oo Hambalyo u Direy Shacabka munaasibada 18 MAY
Safiirka Somaliland ee Sweden oo Hambalyo u Direy Shacabka munaasibada 18 MAY. Safiir Zakariye ayaa sidoo kale Tacsi u direy dadkii Reer Somaliland ee ku Geeriyooday Xanuunka COVID 19.