Daawo: Yuhuuda oo Cabsi Darteed Rabta inay Soo Ceshato Xidhiidhkii ay la Lahaan Jirtay Dalka Turkiga

Daawo: Yuhuuda oo Cabsi Darteed Rabta inay Soo Ceshato Xidhiidhkii ay la Lahaan Jirtay Dalka Turkiga, Xidhiidhka u Dhaxayn jiray Dawladaha Israaiil iyo Turkiga ayaa Xumaada Tobankii sanadood ee Ugu Dambeeyay , Waxaana Xidhiidhkaas Gabi ahaanba Meesha ka Saaray Madaxwayne Recep Tayyip Ordegan , ka dib markii isaga io Xisbigiisa AK PARTY ay Ka Biyo Diideen Qaabka ARxandarada ah ee ay Yuhuudu ula dhaqmayaa Dadka Reer Falastiin ee ay Dalkoodii ka Qaadeen

iray

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker