Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Way Ku Guulaystay Joojinta Qaadka

Dadka soomaalidu marba waxba  ka hadlaan,maxaa waxaa loo samayn waayay?qaadka loo joojin waayay ?oo qaadku sow wali sidii uma soo gallo?dawladu maxaa ay wax uga qaban waydday? Erayadan iyo in ka badanbay  ku tiraabi jireen ka hor inta aan qaadka la joojin.

Dawladdu waxa ay ku dhaqaaqday  oo ay u gudo gashay sidii ay muddo bil ah hawshaa iyada  gaar ahaan ramadaanta uga hawl gali lahayd oo ay joojin layd waa qaadkee.
isla kuwii sidaa lahaa ayaa isla maanta leh maxaa loo joojinayaa !!!?soomaalida ku maahmaahda ma anagaa waallan mise cadanbaa laga heesayaa!!!
Haddaba dawladu way ku guulaystay ,dadkuna maaha iyaga oo sharciga og in ay sameeyaan dhago adayg.
Maxaaba u hadhsan ramadaantii 9 cishaa ka hadhsan  anigu waxaaan leeyahay dawladu waa ku guulaystay arrintaa iyada ah hanbaliyo.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker