Guddoomiye Faysal Oo Eryay Dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga Boodhkana ka jafay Laamihii Debedda ee Xisbigiisa

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eryay dhammaan xoghayeyaashii xisbigaasi, marka laga reebo kuwii uu magacaabey doorashadii 2017kii ka dib.

Sidoo kale wuxuu Faysal eryay dhammaan madaxda laamaha dibadda ee xisbiga UCID.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker