Askari Israa’iili Ah oo Dhagax Lagu Dilay Daanta Galbeed Ee Dhulka Falastiiniyiinta
Askari Israa’iili Ah oo Dhagax Lagu Dilay Daanta Galbeed Ee Dhulka Falastiiniyiinta, Askarigan waxaa dhagax ku dilay Falastiiniyiin ka doodsan oo aad uga cadhooday facaailka xun ee yuhuudu ka wado dhulka reer falastiin