Hanbalyo 18ka May Inkastoo Covid Awgii Aan loo Xusayn Sannadkan

Waxa 8 cisho ka bacdi ku beegan maalintii astaanta u ahayd ummadda iyo jamhuriyadda somaliland ee 18 may.

maalintaas oo ugu suntay taariikh iyo  mahadho waa 1991kii kadib markii burco lagaga dhawaaqay dib ula soo noqoshadii madax banaanadii luntay lixdankii iyo ummaddii ku hungowday  una heellanayd hellitaan shan soomaali waagii balse noqotay dhalanted iyo huuhaa aan jirin.
Dadka reer somaliland mudadii ay jireen waxa ay hellaan nimco ay ugu weyntahay weyntahay nabad buuxda oo qaadir weyne siiyay taa oo ka jaanqaaday jamhuuriyadda somalland.
Dadka reer somaliland oo isku tashaday kuwaas oo kasoo kabday hagardaamooyinka iyo dhibaatooinkii ayaa qaaday dariiq quman iyagoo ku dadaalay in ay dhistaan nabadana xoojistaan oo ay ku dadaalan isku duubnaantooda ay ku ilaashanayaan degaanadooda.
Somaliland ayaa yeelatay barlamaan ciidan nooc kaste isku jira, system iyo dawlad shaqaynasa kuwaa oo taagan ilaalinta iyo u shaqaynta dalkooda.
Somaliland oo in badan cadaadis kaga yimaada wadamada jaarka ayaa haddana  la loodin karin iyaga oo  intooda badanina ku adag mabaadiida iyo qiyamka jiritaankooda ummadnimo.
Somaliland iyo dadkeedaba waxaan leeyahay hanbaliyo sideed iyo tobanka may oo sannadka covid daraadi laga yaaba in ayna isku bax jiri doonin.
Si walbay ahaato waan u hanbaliyaynayaa.happy 18 may.
Hamse riiraash.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker