Daawo: Xukuumada Somaliland oo sheegtay inay Hotelka Hargaysa Club dib Loogu soo Celinayo Gacanta dawlada

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta ahna Afhayeenka xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) oo maanta xarunta wasaaradda warfaafinta kula hadlay warfidiyeenada ayaa ka hadlay hantida ay dawladdu dib ula soo wareetay intii ay jirtay xukuumadani oo uu ka mid yahay Hargeysa Kilaab.

Wasiirku si qoto dheer isu dultaagay arrinta Huteelka Hargeysa Kilaab oo uu sheegay inuu ka mid yahay hantida gacanta dawlada dib loogu soo celieyey, wuxuuna halkaas ka sheegay intii xukuumadani jirtay hantidii gacanta dawlada dib loogu soo celiyey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker