Culimada Somaliland Oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Salaadaha Tukadaan Guryahooda

Qaar kamid ah culimada waawayn ee Somaliland ayaa bulshada u sheegay inay u banaan tahay in salaadaha faralka, taraawiixda iyo taajudka ay ku tukan karaan guryohooda.

Covid-19 ayaa ah xanuun safmarka ah oo guud ahaan caalamka ku faafaya gaar ahaana Somaliland, iyadoo inkabadan 40 qof uu soo ritay xaanuunkani halka ku dhawaad 5 qofna ay u dhinteen.

Culimada oo maanta la hadlay qaar kamid ah warbaahinta ayaa soo saaray qodobo ku saabsan kahortagga xanuunka Covid-19.

 

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker