Sideebayna Covid 19Ka Uga Gaashaman Karnaa.

Cudurka dilaaga”ee aduunyadii wareeriyay,ee abuuray walbaarka kaasi oo kaga wada  qaylisiiyay wacdarana u dhigay aduun weynihii dabadeedna biday wareer iyo jahwareer ee guda galsiiyay   xakamayntiisa  walise wax daawa ah way u waayeen.

Wuxuu kasoo bilaabmay wadanka shiinaha kaa oo sida dabaysha aduunkoo dhan u wareegay.
Wuxuu gaadhay maraykanka dabadeedna wuxuu   ku waabariistay yurub isaga oo ka burburiyay waaxyihii dhaqaalaha markii danbana si isku mida u wada maansheeyay kaa oo wiiqay.
Dabadeedna wuxuu usoo waydaartay afrika isaga oo atakaya oo weerar ku qaadaya waxyaha jidhka bini aadamka .waxa haddaba  inala gudboon in aynu fariimaha iyo wacdiga wasaaradaha caafimaadka si wacan u dhugano soomaaliduna iska dhaafto wax kastoo u keenaya dhib iyo dhaga adayga aan faa’idada u lahayn.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker