Inaa Lilaah Tacsi Ku Socata Qoraa Ilyaas Geeridii ku Timid Aabihii

Noolba waa dhintee sida aan baraha bulshada ku arkaayo waxa caawa geeri naxdin leh ku timid Aabbe cabdi carte oo ahaa qoraaga weyn ee ilyaas cabdi carte aabihii, ilyaas oo aad uga caana baraha bulshadaahna dadka shida oo ka dhex iftiima facebooka.

Waa ramadaan iyo bil khayree eebbe waxaan uga baryayaa marxuun cabdi carte in uu geeyo jannadiisa aamiin yaa rab
Markale waxaan leeyahay qoraaga samir iyo iimaan alla ha inaga wada siiyo aabe ,alla adna qalbiga hakuu dajiyo inalilah wa ina ilahi raajicuun.
Hamse Riiraash.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker