Askarigii Loo Haystay Dilka George Floyd Oo Lagu Soo Oogay Dacwad Dil Ah.

Nin laga eryay xubinnimada ciidanka booliska Mareykanka kaddib dhimashadii nin madow ah oo aan hubeysneyn ee ka dhacday magaalada Minneapolis ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay saraakiisha sheegeen.

Derek Chauvin wuxuu ka mid yahay afar askari oo shaqada looga eryay sabab la xidhiidha dhimashadii Mr Floyd, oo Isniintii geeriyooday isagoo ku jira gacanta booliska.

Mr Chauvin ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker