Aabaha Dhalay Luka Jovic Oo Kashifay Goobta Uu Wiilkiisa Kasoo Gaadhay Dhaawacu

Aabbaha dhalay weeraryahanka Real Madrid ee Luka Jovic oo lagu magacaabo Milan ayaa ka hadlay dhaawaca jabniinka ah ee shalay ay kooxda reer Spain xaqiijisay in laacibkeeda ay ka heshay.

 

Warbixin ay shalay soo saartay Real Madrid ayay kaga yaabisay Taageereyaasheeda, kaddib markii ay shaacisay in Luka Jovic uu dhaawac jabniin ah ka qabo cidhibta lugta midig, kaas oo la filayo in lagu samayn doono qalliin uu muddo garoomada kaga maqnaado.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker