Kiisaska Fayraska Covid-19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 23 qof, Halka Dhimashaduna ay kor u kacday

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in tirada dadka uu soo ritay fayraska Covid-19 ay gaadhay 23 qof. halka dhimashaduna kor u kacday.

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Cafimaadka JSL Mr Cumar Cali Cabdilahi iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda H. Caafimaadka JSL. Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo shalay ka warbixiyay waxay sheegeen in Qofkii saddexaad uu Xanuunka Covid-19 ugu Geeriyooday Somaliland, halka 11 Qof oo cusubna laga helay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker