Daawo Guddida Kahortagga COVID 19 ee Gobolka Sanaag Oo Go’aanno Culus Soosaaray

Guddida Kahortagga cudurka Corona Virus ee G/Sanaag ayaa waxay soo saareen Go’aanno khuseeya isusocodka Xuduudaha lagasoo galo Gobolka iyo Weliba Goobo Loodiyaariyey in lagu Karantiimeeyo Socotada kasoogelaysa gobolkani xuduudaha uu lawadaago gobollada kale iyo maammullada deriska la ah

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker