Axmed shidde, siyaasi koritaan samaynaya

Axmed shidde wuxuu soo qabtay wasiirka Gaadiidka iyo isgaadhsiinta , waxa kale oo uu noqday Gudoomiyaha Xisbiga leegadda ee dawlad deegaanka , intaa ka horna wuxuu soo noqday sarkaal sarre iyo wasiire dawle ka hawlgala wasaaradda maaliyadda ee wadanka Itoobiya .
Mudadii uu ka shaqaynayay wasaaradda maaliyadda wuxuu ka masuul ahaa , Barnaamijka dib u habaynta iyo dib u qaabaynta haayadaha maaliyadda iyo wada xaajoodka haayadaha dhaqaalaha Aduunka sida baanka aduunka iyo haayada lacagta aduunka , waxaanu kasoo hoyey guulo waawayn oo wadankiisu gaadhay .
Imika Axmed shidde , waa wasiirka maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha itoobiya , warar isa soo tarayaana waxay sheegyaan in loo magacaabayo , Raysal wasaare ku xigeen ahna gudoomiye xigeenka xisbiga barwaaqadda itoobiay ( pp) oo uu ku jirro gudidiisa fulinta , gudoomiyihiisuna yahay raysal wasaaraha itobiya , taasoo macnaheedu yahay in uu noqonayo ninka labaad ee ugu sareeya xisbiga haya taladda wadanka itoobiya , sidaa darteed Axmed shidde waa siyaasi koritaan samaynaya .

 

 

 

 

Ahmed Nour Guruje

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker