Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Iyo Maansadiisii U Baratama Khayrka.

Waa maanso yar oo ka hadlasa khayrja bisha ramadaan dhugasho wacan ramadan mubarak

Bill haddii la sheego,
Waa Tii ugu bilnaydoo,
Ugu barako waynayd.
Ruuxii bushaaradiyo
Bidhaantiisa wataa
Ku beegmaaya gabigii
Baxsantii jannada”ee,
Ugu billicda roonayd.
Bashar kii dadaalayoo,
U baratamaaya khayrkee
Baaqyada ilaahiyo,
Eedaankiisa baxaya,
Ku baraarugaayoo
Wakhtigiisa badkiis
Baryada ilaahiyo,
Baaxada qur’aankiyo
Bayjajkii ku qaybayaa
Baxsantii jannadiyo
Bartankeeda dagayee
Boqoroow na garrakiis.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker