Madaxweyne Farmaajo Oo khudbad Kaga Hadlay Xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, iyadoo muuqaal laga sii duubay Madaxweynaha lagu baahiyey warbaahinta iyo baraha bulshada.
Farmaajo ayaa khudbadiisa diiradda ku saaray xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker