Daawo: Xukuumada Somaliland oo ka hadashay Qof Hargaysa ku Geeriyooday oo Looga Shakisanaa Covid-19

Daawo: Xukuumada Somaliland oo ka hadashay Qof Hargaysa ku Geeriyooday oo Looga Shakisanaa Covid-19, Xaaladan Waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horu marinta Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye , Balse waxaa uu Mr Xergeeye sheegay inuu Marxuunkaasi uu ahaa Qof Looga Shakisan yahay Xanuunka Coronavirus Balse ilaa imika ay wadaan Baadhitaano ku Saabsan in dheecaan laga Qaaday laga Hubiyo Coronavirus

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker