Daawo: Gudoomiyaha Ha,adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo Fariin u diray Shaqaale waynaha Dalka

Daawo: Gudoomiyaha Ha,adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo Fariin u diray Shaqaale waynaha Dalka, Fariintan oo ahayd in Shaqaalaha Dawladu ay Fasax yihiin Maalinta Shaqaalaha Aduunka ee 1– May oo ku Beegan Maalinta Jimcaha ah , Balse Loo Raray Sabtida

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker