Roob mahiigaan ah oo habeenkii labaad ka da’aya Hargeysa

Roobab mahiigaan ah ayaa habeenkii labaad ka da’aya Magaalada Hargeysa.

xalay Roobkii curtay 5;00 galabnimo, ayaa isagoo sidii u da’aya waagu beryay saaka meelaha qaar magaalada, haddaanay gabi ahaanba ahayn.

Mar kale ayuu roobku curtay galabta xilligii afurka ka horaysay, kaasoo ilaa hadda qaybo kamida magaalada ku da’aya.

Alle mahadi haka gaadhee, roobabka guga ayaa si fiican u maasheeyey inta badan deegaamada Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker