Madaxeynah Somaliya oo Xil u Magacbay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakur

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud ayaa Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya, sida ay Oodweynenews u sheegeen illo wareedyo loo qaateen ah. Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Party wuxuu kamid ahaa musharaxiinta madaxtinimadda doorashaddii dhacdey 15-kii May. Qaybo kamid ah Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro saameeyay dad iyo duunyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker