Daawo: Xukuumada Somaliland oo Wafti u Dirtay Beelhii dhawaan ku Dagaalamay Galbeedka Sanaag

Daawo:Waftigii Xukuumaddu U Dirtay Nabadaynta Beelihii Ku Dagaalamay Fadhigaab Oo Gaadhay Degmada  Ceel Afweyn  ee Gobolka Sanaag halkaana ka Bilaabay Inay Dadwaynaha kala Hadlaan sidii Loo Unkilahaa Nabada ka Hanaqaada Deegaankaasi oo Mudooyinkii u dambeeyay ay ku Soo Noqnoqtay Colaad Baahsani

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker