Daawo: Pro Ismaacill Hurre Buubaa oo ka Sharaax dheer ka Bixiyay Qabka Loo Bilaabi karo Wahadalada Somaliland iyo Somalia
Daawo: Pro Ismaacill Hurre Buubaa oo ka Sharaax dheer ka Bixiyay Qabka Loo Bilaabi karo Wahadalada Somaliland iyo Somalia, Siyaasi Buubaa ayaa Aalaaba La fagura Siyaasadaha Geeska Africa waana Siyaasi Ruug Cadaa ah , Waxaanuu Siyaasigu muhiim u Yahay Wada-hadalada Somaliland iyo Somalia.