Daawo:-Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Kulankii Dhawaan Wajaale Ku Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Mustafe Cagjar.

Hargaysa-(OWN)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa ay dhaliilo u jeedisay kulankii dhawaan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida  Mustage Cagjar. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker