Daawo:Magaalada Minneapolis Oo Loo Ogolaaday Masaajidyada In Eedaanka Kor Loo Qaado
Daawo:Magaalada Minneapolis Oo Loo Ogolaaday Masaajidyada In Eedaanka Kor Loo Qaado, Hadaba Masaajidka Daarul Hija Waxaa arintiisa ka waramay in Eedaanka Kor Loo qaado SH Cabdisalaan oo sheegay in maayarka Magaaladu uu Ogolaaday arintan